Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo yeeshay kulan arimo Xasaasi ah uga hadleen (Sawirro)

Waxaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Axmed oo kawada tirsan golaha Midowga Musharaxiinta. Kulanka dhax maray Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ayaa looga wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyay siyaasada Soomaaliya gaar ahaan sidii looga shaqeyn lahaa qabsoomida doorasho u dhacdo si xor iyo xalaal … Continue reading Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo yeeshay kulan arimo Xasaasi ah uga hadleen (Sawirro)